Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Iiraan oo sii deysay muuqaal cajiiba oo muujinaya sidey ku qabatey markab Ingiriisku leeyahay

Ciidanka Jamhuuriga Iiraan ayaa sii daayay muuqaal muujinaya sidey ku qabatey Markab Ingiriisku leeyahay. Diyaarada qumaatiga u kacda iyo doonyaha dheereeya ayaa halmar hawada ka saaray markabkaas.

Ingiriiska oo markii ugu horeysay hanjabay ayaa ay hadda ka soo baxdey baryootan iyo qaylodhaan. Ciidanka Jamhuuriga ah ayaa si cajiiba oo sidii filimaanta ah u qabtey markabkaas.



Qabashada markabkaan ayaa imaanaya xilli Ingiriisku qabsaday Markab saliid wada oo Iiraan leedahay oo marayay badda Isbayn, wuxuuna diidey inuu sii daayo.

Iiraan ayaa ficilkaa ku tilmaantey budhcad badeednimo halka ay ku sheegtay Ingiriiska mid dabada kaga jira Xagjir Taram.



Ingiriiska oo u cawdey Taram ayaa Taram ugu jawaabay in si taxadara looga fiirsado arinta loona galo. Ingiriiska ayaan awood u lahayn uu ku soo furto markabkaas isagoo sheegay inuu Markab kale oo dagaal u direy gacanka lana tashadey xulafada xilli Iiraan sheegtay in Markab dagaal joogey goobta markii la qabanaayay midkan.

HOOS KA FIIRSO



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...