X

Muuse Biixi oo u hogaansamay amar Ingiriisku farey

Afhayeenka Muuse Biixi ayaa sheegay in maamulkiisu fulinayo awaamiir uu bixiyay safiirka Ingiriiska u jooga Somaliya oo dhigaayay in la sii daayo dhalinyarada lagu kala qabsaday dagaalka Tukaraq ee maamulkoodu ka qabsaday kuwa Puntland.


Dagaal macno daro oo Muuse Biixi ku bixiyay noloaha fhalinyaro Domali ah ayuu ku qaaday Tukaraq, waxase hadda uu fuliyay amar Ingiriisku bixiyay ayna soo dhaweysay hay’adda qaxootiga u qaabilsan qaramada midoobey.


Afhayeenka Muuse Bixi ayaa sheegay inuu sii daayay ilaa 14 dhalinyaro oo ay ku sheegeen naxaabiis. Tirada 14-ka dhalinyaro ee afhayeenka Muusr Biixi sheegay inay sii daayeen ayanu sheegin da’dooda.

Talaabadan ayaa u muuqata is-dhis oo ay ka maqan tahay go’aan qaadadho xor ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABIBEWS

admin:

This website uses cookies.