X

Ilaa 14 wasiir ayaa la sheegay inay raiisal wasaaraha u gudbiyeen inuu iscasilo oo ku jiro Dr Bayle yaa kale oo ku jira

Muqdisho 17 Nov 2014–Ilaa 14 wasiir ayaa la sheegayaa inay ugu baaqeen raiisal wasaaraha inuu iscasilo oo uu ku jiro wasiirka arimaha dibedda oo dad badan sheegaan inay yihiin saaxiibo hoose. Warqad uu ku jiro Dr C/raxmaan Bayle ayaa soo gaadhay Araabi.net inkastoo wasiirada qaar ay yihiin kuwo uu isagu bedelay laakiin Xasan Sheekh ka diiday taas oo keentay mooshinka hadda socda.

Magacda wasiirada diiday ayaa waxa kala yihiin sida soo socda:

1-Wasiirka Arrimaha dibeda Dr C/raxmaan Ducaale Bayle
2-Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed
3-Wasiirka Maalliyadda Xuseen Cabdi Xalane
4-Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Sheekh Xasan Xaamud
5-Wasiirka Macdanta Daa’uud Maxamed Cumar
6-Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Khaalid Cumar Cali
7-Wasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka C/llaahi Goodax Barre
8-Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Jaamac Axmed Maxamed (Oday)
9-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Luqmaan Sheekh Ismaaciil
10-Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Yuusuf Macalin Amiin (Baadiyow)
11-Wasiirka Qorsheynta Saciid C/laahi Maxamed
12-Wasiirka Beeraha Cabdi Axmed Baafe
13- Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Mudane Maxamed Coloow Baroow
14-Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Nadiifo Maxamed Cusmaan

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.