Sunday, August 14th, 2022
header










Meta







Ilaa 14 wasiir ayaa la sheegay inay raiisal wasaaraha u gudbiyeen inuu iscasilo oo ku jiro Dr Bayle yaa kale oo ku jira

images[2]Muqdisho 17 Nov 2014–Ilaa 14 wasiir ayaa la sheegayaa inay ugu baaqeen raiisal wasaaraha inuu iscasilo oo uu ku jiro wasiirka arimaha dibedda oo dad badan sheegaan inay yihiin saaxiibo hoose. Warqad uu ku jiro Dr C/raxmaan Bayle ayaa soo gaadhay Araabi.net inkastoo wasiirada qaar ay yihiin kuwo uu isagu bedelay laakiin Xasan Sheekh ka diiday taas oo keentay mooshinka hadda socda.

Magacda wasiirada diiday ayaa waxa kala yihiin sida soo socda:

1-Wasiirka Arrimaha dibeda Dr C/raxmaan Ducaale Bayle
2-Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed
3-Wasiirka Maalliyadda Xuseen Cabdi Xalane
4-Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Sheekh Xasan Xaamud
5-Wasiirka Macdanta Daa’uud Maxamed Cumar
6-Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Khaalid Cumar Cali
7-Wasiirka Arrimaha gudaha iyo federaalka C/llaahi Goodax Barre
8-Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Jaamac Axmed Maxamed (Oday)
9-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Luqmaan Sheekh Ismaaciil
10-Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Yuusuf Macalin Amiin (Baadiyow)
11-Wasiirka Qorsheynta Saciid C/laahi Maxamed
12-Wasiirka Beeraha Cabdi Axmed Baafe
13- Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Mudane Maxamed Coloow Baroow
14-Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Nadiifo Maxamed Cusmaan

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Siyaasi Cali Faarax oo ka hadlay xiisada Hargeysa iyo Burco

August, 13, 2022
Laba cisho ayaa ka soo wareegtay markii maleeshiyo ...

Maraykanka oo u soo xadhka xidhey inuu Shiinaha kula dagaalamo Somaliya

August, 11, 2022
Ayadoo maanta banaanbaxyo ka dhaceen magaalooyinka beesha dhexe ...

Ugu yaraan 5 qof oo ku dhimatey rasaas Muuse Biixi ku foorariyay

August, 11, 2022
Horjoogaha maamulka Somalilaan ayaa si toos u toogtey ...

Aadan Madoobe oo durba ku fashilmay inuu isku wado golaha

August, 9, 2022
Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ...

Nin samaystay hay’ad u dooda xuquuqda oo is casilay markay runta sheegtay

August, 9, 2022
Hay'ad sheegan jirtey inay u doodo xuquuqda dadka ...

Dhacdooyinka

Xulafada ka dhanka ah reer galbeedka oo wadamo Muslimiina ku biirayaan

July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...

Ruushka oo sheegay in askarta Maraykanku ridayaan madaafiicda Yukrayn

July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...

Jarmalka oo Ruushka ka baryaya inaanu ka goyn gaaska xilli ay haysato

July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...

Itoobiya oo kumanaan dadkeeda ah ka soo guraysa Afrika iyo bariga dhexe

July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...

Ruug cadaa qarxiyay sir weyn iyo fadeexad haweenkii shilinka la siiyay

July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...

Xasan Culusow iyo horjooge Muuse Biixi oo toos ugu xiran Yuhuuda: WARBIXIN

July, 9, 2022
Warbaahinta Yuhuuda ayaa markale ku celiyay in Xasan ...

Cabi Axmed oo khashifay weerar qarsoon oo lagu hayo dalkiisa

July, 8, 2022
Raiisal wasaaha Itoobiya ayaa shaaca Ka qaaday weerarka ...