Suldaan Cune oo lagu yaqaan in uu runta qarxiyo ayaa sheegay in awal Somaliland xirneyd shaadh uskaga oo Siilaanyo hadana shaadhkale oo dhiigyacab Muuse Biixi ah ma karto. Suldaan Cune ayaa sheegay in Dahabshiil uu yahay ninka qasaya gobolka oo uu ka shaqeeyo maydhista lacagta. Waxaan uga digayaa in IRIR SAMAALE ay dhigtaan lacagtooda.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay