20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ilhaan Xarago iyo Roomiyo oo ka waramay filimka cusub ee 2020

Roomiya adigaa shirqooley Ilhaan Xarago oo gaadhiga jiirsiiyay markaad marayso wadada maxay dadku yiraahaan. Wax kale iska daayoo maraq ayaa lagu shubey waxaanse eeda saaray Abuukar Mahdi ayuu yiri Roomiyo oo ka jawaab celinaya.





ARAABINEWS