Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Imaaraadka ayaa sheegay in ayna cabsi ku abuurayn qaraxyada argagixisada shabaab

Abudabey–Wasiirka Arimaha Dibada dalka Isu taga Imaaraadka Carabta ayaa u sheegay Warbaahinta in weerarkaasi uusan khasaaro kasoo gaarin Saraakiisha Imaaraadka ee la socday gaadiidka kolonyada ah ee Ismiidaaminta lala eegtay.

Wuxuu sheegay inay aad uga xun yihiin dadka Somaliyeed ee weerarkaasi ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay, maadaama ay tahay Bil ramadaan oo ay dadka sooman yihiin.

Wasiirka Arimaha Dibada Imaaraadka Carabta Dr Anwar Bin Mohammed Gargash, ayaa sheegay tallaabada qaraxa lagula beegsaday inay ku dhiiragelinayso inay Somalia kasii howlgalaan, balse wuxuu meesha ka saaray inay cabsi darteed u joojiyaan howlaha Somalia ay ka hayaan.

Dr Anwar Bin Mohammed Gargash, ayaa soo hadal qaaday ciidankii ku dhaawacmay weerarkaasi, wuxuuna sheegay in Dowladiisa ay caafimaad dibada ah u qaadi doonto Askarta waxyeelada ay kasoo gaartay weerarka.

Inta la xaqiijiyay weerarkaasi shalay Muqdisho lagula eegtay Saraakiisha Imaaraadka carabta ayaa waxaa ku geeriyooday 15-ruux oo ciidan iyo shacab ka agdhawaa goobta qaraxa uu ka dhacay isugu jiray.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...