X

Imaaraadka iyo Sacuudiga oo fartu ku godan tahay weerarkii is qarxin ee Afgooye

Argagixiso fuushan mooto bajaaj ayaa isku qarxiyay shaqaale Turki ah iyo kuwa Somali ah oo ka shaqaynaya wadada Muqdisho iyo Afgooye oo burbursanayd muddo 30 sano. Wadada ayaa muhiim u ah Muqdisho iyo gobolada Koofurta.


”Guud ahaan 14 qof ayaa waxyeelo ka soo gaartey weerarkan ay argagixisadu u fulisay Imaaraadka iyo Sacuudiga ayuu yiri afhayeen u hadlay booliiska.

Afhayeen u hadlay Turkiga ayaa beeniyay in weerarka lala beegtay askarta Turkiga ee dalka joogta oo gebi ahaanba ka fog goobta weerarka fuleynimo ka dhacay.


Turkiga ayaa Koofurta dalka ka fuliyay mashaariic lagu raystey inkastoo dawladaha jira ayna sida la rabo uga faaiideystaan awooda Turkiga.

”Weerarada noocana waxa wahaabiyada Sacuudiga iyo Imaaraadka u fuliya dhiigmiiratada ay isku caqiido yihiin ayuu qabaa Cali Calasow maahana markii ugu horeysay ee ay kharasheeyaan weeraro noocana.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.