X

Imaaraadka oo garoon qarsoodiya ka dhistey afaafka Jabuuti kadib fashilkii Berbera iyo Eritariya

A mysterious air base is seen being built on Yemen's volcanic Mayun Island in this April 11, 2021 satellite photograph from Planet Labs Inc. The air base is in one of the world’s crucial maritime chokepoints for both energy shipments and commercial cargo. Officials in Yemen’s internationally recognized government say the United Arab Emirates is behind the effort. (Planet Labs Inc. via AP)

Jasiirad inta badan dhagxaanteedu yihiin kuwa folkaanaha oo ka tirsan Yaman ayaa la rumeysan yahay in Imaaraadku ka dhisanayo garoon diyaaradeed oo uu ku weerartamo. Garoonkan ayaa ku yaala afaafka loo yaqaan Baab Al-Mandab ee aan ka fogeyn Jabuuti.


Berbera iyo Eritariya

Dhisida garoonkan ayaa timi kadib markii Imaaraadku xulafo ka waayay Somaliya oo iyadu si cad u diidey in garoon diyaaradeed oo dagaal.laga dhiso Berbera halka mid uu ku lahaa Eritariya uu Kala daadiyay sanadkii hore.


Imaaraadka iyo wahaabiyada Sacuudiga ayaa ku fashilmay dagaalka Taman oo hadda galay sanadkii Lixaad ayagoo ayna dhaafin Cadan. Garoonkan diyaaradeed ee afaafka marinka gaaban ee u dhexeeya Jabuuti iyo Taman ayaan la arag maraakiibta keenaysa ciida iyo sibidhka oo macnaheedu yahay inay bakhtiiyeen isgaarsiinta market aadayeen.


Si kastaba ha ahaatee garoonkan ayaa ka dhigan in xulafada Maraykanka iyo Yuhuuda ay u isticmaali doonaan goon ay Ka ilaashadaan badeena kana soo weerarmi karaan.

Waxayse fursad u tahay Yaman inay weerarto garoonkaas ayna burburiso si aan looga soo duulin.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

 

 

admin:

This website uses cookies.