X

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ku yeeshay dekeda Berbera oo la aaminsan yahay in Xasan Culusow ka gatay Imaaraadka muddadii uu xilka hayay, hadda oo ay soo ceshadeena hore ayuuba gadan dekedda degan ayuu yiri Xuseen Warsame.



Mashaariicda Berbera oo Ingiriisku ku tilmaamay mid uu ictiraaf ugu imanayo maamulka horjooge Muuse Biixi ee waqtigiisii dhacay, ictiraafkaas oo ah mid ay iyagu hadda dabada ka wadaan, ayagoo ku doodaya inay Shiine kula dagaalmayaan geeska Afrika.

Haddaba mashruucan dekedda Berbera oo kooxda Xalane iyagu wataan kana saxiixeen Xasan Culusow ayaa ku kacaya lacag dhan 500 oo milyan oo doolarka Maraykanka. Waxana Imaaraadku qirtey inuu si caadiya u dhacay maamulka Somalilaan.



”Lacagta ugu badan ee faaiidada waxa iska leh Imaaraadka kaaga daran waxay ka dhisayaan magaalada fagaare ay u bixiyeen fagaaraha cashuurta ka caagan ayuu qabaa Xuseen Warsame.

Fagaarahaas waxa maamule looga dhigayaa Kiiniyaati, kuwa ka sii hoosayana waa ajaanib, waxa u haray dadka deegaanka dhul xaadh, shaah iibin iyo waardiye keliye ayuu qirtey wakiil la waraystey,



Fagaaraha ka caagan cashuurta ayaa laga sii qaadi karaa alaabta cashuur la’aan, xilliga keliya ee la cashuurayo ayaa ah haddii ay gobolka ka baxayso. Cashuurtaas oo aan taano ahayn.

”Maamulahan Kiiniyaatiga wuxuu leeyahay waa sida keliya ee lagu helayo maalgashi iyo ictiraaf raadin. Wax kale iska daa alaabta badankooda ayaa waxa cashuurata Imaaraadka halka inta soo hartey loo tuuro maamulka gooni goosadka.



”Waxaan anagu cashuur ahaan u helno ma badna laakiin waa sida keliya ee aan ku heli karno maalgashi iyo ictiraaf ayuu qirtey Sacad Shire. Waa loo jeedaa in ay dhacan yihiin. Mashrcuucan dekeda Berbera ka socda ayaa ka mida mashruucyo gaalka weyn ee Ingiriisku dabada ka wado oo ujeedadiisu tahay inuu caalamka tuso waxa ka jira maamulkan, ujeedada ugu weyna ay tahay inuu ka dhigto gobol uu iska maamusha kana gooyo dalka intiisa kale.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.