Dawlada yar ee Imaaraadka ee dagaalka kulas jirta Sucuudiga xasuuqa uu ka wado Yaman ayaa taageertay go’aanka aduunka oo dhan cambaareeyay ee ka dhanka ah cunsuri Trump.
Wasiirka arimaha dibedda Imaaraadka ninka reer boqor ee lagu magacaabo Cabdullah bin Zayed Bin Nahyan ayaa shegayin Trump ku taagan yahay xaq in uu madnuuco Muslimiinta.
AL-Nahyan ayaa sheegay in talaabada Trump ee aduunku xorta ah cambaareeyay ayna ahayn mid Muslimiinta ka dhana ama Muslim nacayba ee ay ku taagan yihiin wixii ay xaqa u lahaayeen.
Wasiirkan ayaa niyada ku haya in Trump weeraro Iiraan halkaana taageero ay ka helaan dagaalka ay kula jiraan Yaman oo dal fiqiira ah laakiin ay ku jabeen iyagoo haysta waxaas oo maala waliba Maraykanka la jiro.
Gacan ku dhiiglaha Sucuudiga ninka sheegtay boqorka ee SAlmaan ayaa wax wara ka soo saarin sharciga Trump iyadoo warbaahintiisu qoreyso in Sucuudigu taageersan yahay.
Trump ayaa dhinaciisa hanti iyo baayac mushtar wanaag la leh wadamada Sucuudiga iyo Imaaraadka
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay