X

Imaaraadka waxaan uga digeynaa farogelin waan is aragney Farmaajo: Ismaaciil Buubaa

Wasiirkii hore ee arimaha dibedda Somaliya Ismaaciil Hure Buubaa oo hadda ka tirsan xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland ayaa ka hadley kulan uu la qaatey madaxweynaha Somaliya oo safar ku joogey Qadar xilli isaguna halkaas joogey.


Siyaasi Ismaaciil Hure ayaa Imaaraadka uga digey inuu soo farogeliyo arimaha hoose ee maamulka xilli war mutiyeed uu Muuse Biuxi la soo galay lagu sheegay in si wadajira loola dagaalamo argagixisada oo loola jeedo xisbiga Wadani.


“Waxaan si shaqsiya uga wada hadalney madaxweynaha arimaha ay ka socon la’yihiin isku keenka maamulka Somaliland iyo dawladda dhexe. Mar la weydiiyay in buuq uga iman doono isaga la kulankiisa ayuu sheegay maaha in laga dido maradaada.

Wuxuu ku nuuxnuuxsaday in waxba kama jiraan ay tahay in la,qabto doorasho Wadani ka maqan yahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.