Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Indooniisiya oo talaalka Karoona si xikmadleh uga bilowday halka ku haboon

Aduunka gaalada iyo wadamada Muslimka ah qaarkood ayaa bilaabay talaalka Karoona kadib markii ay soo baxeen daawooyin la tijaabiyay ay yaraynaya in qofku isbitaal u galo hargabka Karoona.

Waxay dhamaantood wadamada gaalada iyo Muslimka qaarkood ku bilaabeen talaalka dadka waaweyn halka dadka dhalinta yar la yiri waxay ku jiraan liistada xageeda dambe.



Indooniisiya oo tirada dadkeedu yahay 270 milyan oo Muslimiina ayaa qaadatey go’aan xikmadleh ayadoo talaalka ka bilaabaysa dadka dhalinyarada ah iyo kuwa shaqeeya oo uu ugu horeeyo madaxweynaha dalkaasi oo 59 jir ah.

”Dadka ka weyn 60 oo uu ku jiro madaxweyne ku xigeenka oo 77 jira waxay ku jiraan safka xagga dambe waayo looma arko inay mudan yihiin maxaa yeelay socodkooda ayaa yar ayuu yiri khabiir dhinaca caafimaadka.



”Waxaan rabnaa inaan talaalno dadka shaqaynaya ee melkasta galaya ee la kulmaya boqolka qof haddana gurigooda ku soo noqonaya inay helaan talaalka taas oo caqli ku dhisan halka gaaladu talaalayso boqol jirada.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...