X

Qaar ka mida musharixiinta madaxweynaha iyo jufooyinka ay ka soo jeedaan

Wax ka ogow qaar ka mida musharixiinta madaxweynaha Somaliya oo shalay la soo gabagabeeyay. Tirada guud ayaa gaadheysa 24 musharax oo aad u badan.


Dadka qaar ayaa qaba in musharxiinta loo celinayo lacagta oo la siin doono wasiiro. Waxa ku baxday lacag aad u farabadan oo fiicnaan lahayd in ay siiyaan masaakiinta.


Haddaba Waxan halkan idin kugu soo gudbineynaa Magacyada iyo Qabiilada Musharaxiinta isku soo taagay Xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Musharxiinta Hawiye

1-Xasan Sheekh Maxamuud
2-Shariif Sheekh Axmed
3-C/qaadir Cali Cosoble
4-Jibriil Ibraahim Cabdulle
5-Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)
6-Bashiir Raage Shiiraar
7-C/laahi Cali Gees (Cadow)

8-C/raxmaan C/shakuur Warsame
9-C/naasir Maxamed Cabdulle

10-Maxamed Maxamuud Culusow

11-Saciid Ciise Maxamuud

Kuwa aan Weli la aqoonsan

1-Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil
2-Axmed Maxamed Cabdi
3-Maxamed Axmed Jabarti
4-Maxamed Cabdirisaaq

Musharxiinta Beesha Majeerteen

1-Cumar C/rashiid Cali
2-Cali Xaaji Warsame
3-Saciid C/laahi Dani
4-C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole)

Beesha Mareexaan

1-Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)

Beesha Ogaadeen

1-C/laahi Ciilmooge Xersi
2-Beesha Ujeejen Mudulood
3-Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

Leelkase

1-Zakariye Maxamed Xaaji Cabdi

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.