Wednesday, April 24th, 2024
header










Meta







Isbahaysiga Turkiga iyo Bakistaan oo walaac ku beeray Maraykanka

Dawladaha Bakistaan iyo Turkiga ayaa si aada isaga soo dhawaaday baryahan dambe kadib markii Turkigu la kulmey cadaadisyo badan oo ku saaabsan difaaa dalkiisa. Turkiga ayaa hubkiisu u badan yahay difaaca dhulka laakiin aan haysan awooda cirka.



Inkastoo uu ka mid yahay ururka reer galbeedka ee NAATO ee uu hogaamiyo Maraykanku haddana wuxuu la kulmay cadaadisyo badan oo u saabsan dhinaca gantaalada iyo taangiyada.

Inkastoo Turkigu horumar balaadhan ka sameeyay dhinaca diyaaradaha aan is wadin siiba si cajiiba u garaaceen hubkii Ruushku siiyay Armiiniya haddana male gantaalada dagaalka.



Bakistaan oo horumar weyn ka gaartey dhinaca gantaalaha oo Shiinaha iyo Koofurta Kuuriya ka caawiyeen ayaa haddana Shiinuuhu ugu daray diyaaradaha dagaalka noocoodii ugu dambeeyay oo ay hadda iyaga uu ku wareejay sancada.

Haddaba labadan quwadood ee is biirsabaya oo Bakistaan Turkiga siinayso gantaalaha qaadaya dayax gacmeredk halka Somaliya noqonayso meeshii ay ka duuli lahaayeen, ayaa walaac xoogan ku beeray Maraykanka oo hadda talo faraha ugu jirin.



NAATO ma rabto waxkasta oo dhaca inay lumiso TUrkiga, Turkiguna inuu ka baxo ma rabo laakiin is difaac looma ogola waana ta Turkigu ku qasabtey inuu Ruushka ku xirmo meelaha qaar.



Bakistaan oo iyana raadinaysa diyaaradaha aan is wadin iyo sancooyin badan oo Turkigu kaga horeeyo ayaa fursadan ka faaiideysanaysa. Bakistaan oo dal faqiira ah haddana waxay leeyihiin awooda Nukliyeer oo ah tan reer galbeedku ka waklaacsan yihiin inay u gudbiyaan Turkiga.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...