Saturday, April 27th, 2024
header










Meta







Iskuduwe caafimaad oo Saylici u qabyaalad sheegtay oo si sharafa xilka u wareejay

Iskuduwihii caafimaadka ee gobolka Awdal Dr Maxamed Xaaji Cumar Yaabe oo bulshada gobolka Awdal si fiican u taqaano wax qabadkiisa cidna loo sheegayn ayaa si sharafa ku wareejay xilka uu hayay KELIYA 5 bilood iyo badh.



Saylici oo reer Awdal ku khasaareen keliyana ka shaqeeya sidii reeraha madaxa uu iskugu gelin lahaa ayaa hore diidey magacaabista Dr Yaabe bilo kahor wuxuuna wasiirkii caafimaadka ee xilligaa ka dalbadey inuu bedelo.

Wasiirkii hore ee caafimaadka ee mamulka Muuse Biixi ayaa ku furtuurey inuu bedelo warqadii uu ku magacaabay.

Markii wasiirkii caafimaadka jagada ka degayna waxa Muuse Biixi ka aqabalay Saylici inuu jagadaa u dhiibo nin ay isku jufo yihiin. Warqadii ugu horeysay wasiirkaa ay isku jufada yihiin Saylicina uu qoro ay ahayd inuu ka aargoosto iskuduwe Yaabe oo dhuunta u galay.



Waxase shaki la’aana inaanu waxba u dhiman sumcada reer Awdal ku barteen Dr Yaabe iyo weliba hawsha baaxada leh ee uu qabtey gobolka halka Saylici oo lagu khasaaray ay xataa kuwii doortey ka waayeen garab oo keliya xilliga doorashada uu yiraa tola’ay reerkoow.

Hoos ka daawo Dr Yaabe oo xataa salaamaya Saylici



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...