X

Ismaaciil Hure Buubaa oo qarxiyay: haku seexan hana ku soo toosin Somali kala go’aysa ma jirtee

Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa ayaa si toosa ugu qarxiyay horjooge Muuse Biixi oo been ku nool una sheega inta yar ee welli ku riyoonaya in Somali kala go’yso in riyadaas waxba ka jirin. ”Ama igu naca ama igu jeclaada Somali kala go’ayso ma jirto waxa fiican in bahasha runta laga sheego ayuu yiri Ismaacil Hure Buubaa.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.