19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ismaamulka Somalida oo horumar xoogleh ka socdo iyo gaadiid u soo degay: SAWIRO

Ismaamulka Somalida oo horumar xoogleh ka socdo iyo qalab u soo degay. Gaadiidkan oo ah nooca xamuulka lagu qaado ayaa soo gaaray gobolka kaas oo loo adeegsan doono arimo badan.



Gobolkan Somalida ayaa si aada uga dib dhacsan gobolada kale ee Itoobiya ee ficiisa taas oo madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar uu dadaal dheer u galayo sidii loo gaarsiin lahaa loona dhaafsiin lahaa.



Meelaha aadka loogu baahan yahay in kor loo qaado ayaa waxa ka mida biyaha oo abuuri lahaa shaqooyin aad u farabadan iyo korontada oo la gaarsiiyo dhul baadiyaha.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS