Ismaamulka Somalida oo horumar xoogleh ka socdo iyo gaadiid u soo degay: SAWIRO
Ismaamulka Somalida oo horumar xoogleh ka socdo iyo qalab u soo degay. Gaadiidkan oo ah nooca xamuulka lagu qaado ayaa soo gaaray gobolka kaas oo loo adeegsan doono arimo badan.
Gobolkan Somalida ayaa si aada uga dib dhacsan gobolada kale ee Itoobiya ee ficiisa taas oo madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar uu dadaal dheer u galayo sidii loo gaarsiin lahaa loona dhaafsiin lahaa.
Meelaha aadka loogu baahan yahay in kor loo qaado ayaa waxa ka mida biyaha oo abuuri lahaa shaqooyin aad u farabadan iyo korontada oo la gaarsiiyo dhul baadiyaha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...