Friday, March 29th, 2024
header










Meta







Itoobiya ma burbur ayay qarka u saaran tahay

Sidii uu xukunka ula wareegay raiisal wasaare Cabi Axmed oo aan Muslim ahayn laakiin ka soo jeeda qowmiyada Oromada ee Itoobiya ugu badan waxa sii xoogeystay xilfaaltanka u dhexeeya qowmiyadaha ka jira Itoobiya.

Bishan 18- keeda waxa raba inay ku dhawaaqaan is maamul gooniya qabiilka yar ee cawaanka ah ee loo yaqaan Sidama  waxana dabada ka riixaya qabiilada kale ee gaalada ah sida Tigreega iyo Axmaarada.



Waxa iyana meesha hore u taagnaa qowmiyada Somalida oo aad u kala daadsan hogaamiye xumo awgeed hadana muddo dheer dhulkooda Ingiriisku ka iibsaday Axmaarkii Xayle salaase.

Gaalada sida Tigreega iyo Axmaarada ayaa u sheega dadkooda inay is hubeeyaan oo ciidan gaara samaystaan si bay yiraahaan ay cadkooda u goostaan haday timaadana ku dhawaaqaan madax banaanidooda.



Waxaa sidaa u samaynayaan waxayna jeclayn Oromada gaalka ah ee hadda ka taliya Itoobiya ee Cabi Axmed oo aabihii Muslim saxa ahaa ayagoo ka baqaya in hadda ay adag tahay in la inqilaabo ayuu yiri Xuseen Warsame.

Qabiilka yar ee Sidama ee cawaanka ah ayaa hadda hoostaga waxa loogu magacdaray gobolada Koofureed oo ah  isku jir qabiilo yaryara laakiin Sidamo ugu badan yihiin.



Waxayna rabaan inay ka dhex baxaan oo keligood istaagaan, waxayna codsi aan go’id ahayn gudbiyeen 18 Luulyo ee 2018 oo ah 3 kadib doorashadii Cabi Axmed.

Codiga goosadka ama maamul samaynta ayaa dastuurku dhigayaa in sanad la sugo si uu u dhaqan galo, waxayna ku egtahay 18 bisha Luulyo.

Haday iskood ugu dhawaaqaan waxan ka dhalan kara isku dhac ayadoo tan ugu muhiimsan ay tahay in Sidamuhu haysan magaalo weyn oo ay keligood degaan.

Su’aasha la is weydiin karo ayaa ah maxaa xiga xilli Cabi Axmed ka badbaaday inqilaab ay soo abaabuleen Axmaaradu. Haddii qabiilka Sidamo loo ogolaado afti waxay ka dhigan tahay bilowga burburka Itoobiya waayo kuwa kalana waa in loi ogolaadaa haddii loo diidana waa u dagaal.



Talo waxay joogtaa Cabi Axmed xilli gaalkii Milas Sinaawi isticmaali jirey isku dirka qowmiyadaha iyo xasuuq si aan gobolna u sheegan in afti loo qaado kaga go’aan Itoobiya laakiin Cabi wadadaa ma raaci karo isbedelka uu wado awgeed.

Itoobiya isa sii yaraysa dan ayaa ugu jirta Somaliya laakiin waa haday dawlad leedahay oo xoogan oo ilaashan karta xadkeeda.

Warbixintii Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...