Sunday, September 25th, 2022
header










Meta







Itoobiya oo amaantey ciidanka dawlada Somaliya

Dawlada Itoobiya oo sidii Cabi Axmed ugu guulaystay xukunka dalkaasi ay dadka Somaliyeed ka nabad galeen, ayaa amaantey ciidanka dawlada ee jooga Koofur galbeed kuwaas oo argagixisada u diiday maraan wado baxsada.



” Argagixisada soo weerartay qaybo ka mida Somali Galbeed waxay gabaad ka dhigteen dhulka buuraha, waxase wado muhiima u diidey inay maraan ciidanka xooga dalka Somaliya ee aaga Koofur galbeed ayay tiri afhayeenka isgaarsiinta xukuumada.



Tani waxay muujinaysaa wada shaqaynta buuxda ee Itoobiya la leedahay wadamada jaarka ah ayay raaciyay.




Dhiigmiiratada shabaab oo hadda u muuqata in si fiican loo karbaashay ayaa dadka badankiisu isku raacay inay soo xoogaysatey kadib burbur ku yimi sirdoonkii qaranka oo u gacan galay Isla argagixisada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Madaxweynaha Awdal State oo ka falceliyay hadalkii Xasan Culusow

September, 22, 2022
Dhawaan ayay ahayd markii fadhiid Xasan Culusow uu ...

Bayloodadii seexday ee waday diyaaradii Itoobiya oo la shaaciyay

September, 20, 2022
Itoobiya ayaa shaacisay wadamada ay ka soo jeedaan ...

Ruushka oo dhalashada dalkiisa u fududaynaya dagaalyahanada u yimaada

September, 20, 2022
Dagaalyahanada u dagaalama Ruushka ee ka yimaada wadamada ...

Xasan Culusow oo welli aan joojin askarta ka imaanaya Yugandha xilli dalkaasi

September, 20, 2022
Xasan Culusow oo kolba diyaarad u kala raacaya ...

Afar gobol oo ka tirsan Yukrayn oo Ruushka ku biiraya

September, 20, 2022
Afar gobol oo ka tirsan Yukrayn ayaa ku ...

Dhacdooyinka

Maraykanka iyo Yurub oo ay cabsi gelisay hadal ka soo yeeray Buutin

September, 21, 2022
Madaxweynaha Ruushka Faladhimeer Buutin ayaa wacad ku amray ...

Somali galbeed oo welli ka qatan mashaariicda waaweyn

August, 1, 2022
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii ...

Maxaa ugu wacan in Xasan Culusow sheegan kari waayo siyaasada qaranka?

August, 1, 2022
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu ...

Xulafada ka dhanka ah reer galbeedka oo wadamo Muslimiina ku biirayaan

July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...

Ruushka oo sheegay in askarta Maraykanku ridayaan madaafiicda Yukrayn

July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...

Jarmalka oo Ruushka ka baryaya inaanu ka goyn gaaska xilli ay haysato

July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...

Itoobiya oo kumanaan dadkeeda ah ka soo guraysa Afrika iyo bariga dhexe

July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...