X

Itoobiya oo bilowdey buufinta wadooyinka caasimada

Ayadoo ay sii kordheen kiisaska cudurka Kooro ee dalkaasi Itoobiya ayaa caasimada dalkaasi subaxdii hore lagu bilaabay buufinta meelaha aadka dadku u taabtaan si loo yareeyo faafida Kooro.


Xanuunkan Kooro ee takoorid wax lagu daaweeyo ayaa aduunku welli la tacaalayaa sidii daawo loogu raadin lahaa. Ilaa haddana RABI waa ka qabtey wadamada saboolka ah sida Itoobiya iyo Somaliya inuu saaid ugu faafo inkastoo dad raaci waayay xadiiska rasuulkeena CSW ay dalka yimaadeen.

Itoobiya ayaa waxa cudurka keenay nin Jabaaniisa waxae lagu guulaystey in la xakameeyo intii uu la kulmey. Waxa hadda ninkaasi dib ugu laabtey dalkiisa markii uu ladnaadey.


Dadka badankiisa ayaa qaba in buufintu keeni karto naqaf ku dheg iyo inay wax u dhinto dadka markii horeba khaati ka taagnaa hawada caasimada iyo hawo yaraanteeda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.