Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







Itoobiya oo farta ku fiiqday warbaahinta buubuuninta u sameeya argagixisada Tigreega

Itoobiya ayaa si kulul uga jawaabtey qoraal ka sooo baxay hay’ad Ingiriiska ku taal oo sheegata inay u doodo xuquuqda dadka kadib markii sida caadiga ahayd la safatey Tigreega. Hay’adan ayaa haba yaraatee taaban xasuuq Tigreegu ka gaystey gobolada Canfarta iyo Axmaarada.



”Waxa noo cad in warka madaxdiisa ee ka soo baxaya saxaafada reer galbeedka ha u badnaadaan Faransiiska, Maraykanka iyo Ingiriiska uu yahay mid xaqiiqda ka fog ayagoo ka dhigaya Tigreega gobol aan ka mid ahayn Itoobiya.

Itoobiya ayaan welli go’aan ku gaarin inay sooo afjarto falaagada Tigreega oo welli ku haya gobolada la jaarka ah. Ciidanka ayaa ka soo baxay Tigree si dadka fursad lo siiyo wax beerashada, waxay kaloo ahayd mid lagu dejinayo cadaadis xoogan oo uga yimi Maraykanka.



Waxaan shaki ku jirin in dhawaqa Tigreegu toos u gaarayo gaalada kale halka Cabi Axmed loo arko qoomiyad la haysan jirey oo aan xaq u lahayn inay xukunto Itoobiya.

Maxamed YuUsuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...