Itoobiya oo laysanka kala noqonaysa afar ka tirsan warbaahinta reer galbeedka
Itoobiya aya digniintii ugu dambeysay u dirtey afar ka mida warbaajinta reer galbeedka oo 24 saac dalka faafiya been aan sal iyo raad toona lahayn. Beenaha ugu weynaa waxa ka mida in raiisal wasaaruhu dalbanayo dal-kugal iyo Tigreega oo qabsanaya Addis ababa.
Warbaahintan weligoodba lagu yaqaanay beenta waxa ka mida warbaahino laga leeyahay Ingiriiska sida BBC iyo Rueters, Maraykanka sida AP iyo CNN iyo Faransiiska inkastoo ay baryihii dambe gaabsadeen.
”Wararka ayaa ahaa kuwo maalin kasta la abuuro been aan jirin ayuu yiri Xirsi Warfaa waxana intaas dheer inay kicin jireen qowmiyadaha kale inkastoo taas ay fashilantey waayo cidna ma rabto Tigree.
Digniintan ka dambeysta ah ayayna welli ka jawaabin warbaahinta beenta lagu yaqaano.
Maxamed Yusuf
ARAABINEWS
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
May, 5, 2023
Waa u jeedaan in Harti goonideeda u baxday ...
April, 25, 2023
Koofur Afrika ayaa arin geesinimo ah ku kacday ...
April, 25, 2023
Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa hadal toosid ah ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...