X

Itoobiya oo sheegtay in cudurka Kooro sii kordhey

Wasaarada caafimaadka dawlada Itoobiya ayaa warbixintii u dambeysay ku sheegtay in cudurka Kooro ee dalka uu sii kordhey. Waxa ku soo biirey tirada guud laba qof oo ka yimi Ingiriiska.



Wasiirada ayaa sheegtay in 24-kii saac ee la soo dhaafay baaritaan lagu sameeyey 1080 qof Cudurka laga helay laba qof.

Tirada dadka laga halay  dalka Itoobiya ayaa haatan gaartay 126 qof, waxaa karantiil ku jira 71 qof, iyada oo Cudurka ay ka bogsadeen 71 qof.



Dalalka geeska Afrika ayaa ah kuwa ay sahlan tahay tirada guud ee cudurka Kooro.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.