X

Itoobiya oo sheegtay xilliga la magacaabayo dawlada cusub

Afhayeenka dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa sheegay in dawlada cusub ee Itoobiya la dhisi doono bisha Oktoobar afarteeda. Waxa dib loo dhigey dhawaan doorashada ka dhici lahayd dawlada Somali galbeed iyo deegaano kale.


Dawlada ayaa welli dagaal kula jirta falaagada reer galbeedku taageeraan ee Tigreega. Doorashadii dalka ka dhacday ayaa waxa ku guulaystey xisbiga cusub ee barwaaqo.


ā€¯Isbedel ayaa la filayaa inay ku timaad dawlada hadda jirta waxana la arki doonaa wejiyo cusub ayuu yiri afhayeenka dawladu.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.