X

Itoobiya oo weerar ku qaaday Tigreega Maraykanku wato

Itoobiya ayaa sheegtay inay weerar ku qaaday Tigreega la soo maalgeliyay ee uu ka dambeeyo Maraykanku. Tigreega oo ka faaiidaysanay xabad joojinta iyo hakinta ciidanka Itoobiya ayaa weeraray Kobe oo ka tirsan gobolka Axmaarada.


Ciidanka oo diidan inay dadka shacabka ku dhex dagaalamaan ayaa magaalada dibedda uga baxay. Dhawaan ayay ahayd markii ay bililiqaysteen shidaal ay lahaayeen hay#ad rer galbeeda oo markii horeba lgu eedeeyay inay iyaga u waday.


”Isla markii ay shidaalka bililiqaysteen ayay weerar ku qaadeen deegaanada Axmaarada iyo kuwa Canfarta ayuu yiri afhayeen u hadlay dawlad Itoobiya. Ruushka ayaa aad u cabaareeyay talaavada Tigreegu ku bililiqaystay shidaalka.



Maraykanka ayaa raba inuu Itoobiya ka dhigo meel dagaalkeedu sii daba dheeraada isagoo Tigrega siiya kharashaad aad u farabadan una arka soo celiyeyaasha Itoobiyadii la gumaysan jirey Oromada iyo Somalida,

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.