X

SAWIRADII ugu dambeeyay halka uu marayo wadada tareenka ee u dhaxaysa Jabuuti iyo Addias ababa

Wadada Tareenka ee u dhaxaysa Jabuuti iyo Addis ababa ayaa maraysa meel wanaagsan waxana la rajaynayaa in ay deg deg u dhamaato. Shiinaha ayaa xawli ku wada dhisida wadada iyadoo ay dhisayaan shaqaale Shiine ah inta khibrada u baahan halka inta caadiga ay ku jiraan shaqaale Somali.

Wadadan tareenka ah ayaa la filayaa in ay kor u qaado dhaqaalaha Jsbuuti iyo kan Itoobiya labadaba maadaama maciishada iyo qalabyada kalaba ay si deg dega ku tagayaan goobihii loogu talogalay.

Wadadan tareenka ayaa la gaarisiinayaa sida mustaqbalku yahay wadamada Afrika ee aan lahayn badda sida Koofurta Suudaan iyo wadamada Afrikada dhexe.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.