X

Jaamacada Camuud oo lagu soo durkey xilli maamulku ku fashilmey ilaalinta dhulka

Maamulka Muuse Biixi ayaa ku fashilmey inuu ilaaliyo dhulka shacabka ka dhexeeya taasina waxay keentay in xataa buurihii la sheegto dhaman inta uu sheegto inay maamulkiisa taabacsan yihiin. Fashilka Muuse handaraab ayaa halkii ugu xumaa gaaray xilli uu jufo ka mida beeshiisa ISAAQ uu ka celin waayay dhul ay soo ooteen.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.