November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Jabhada SSC oo weerartay fadhiisimo ay leeyihiin kuwa Somalilaan

Waxa jira khasaare aan welli la sheegin baaxada uu leegyahay kadib markii jabhadda SSC ama Sool Sanaag iyo Cayn (SSC) ay weerar ku qaaday fadhiisimo ay leeyihiin kuwa Somalilaan oo ku yaal Tukaraq. Jabhadda oo uu hogaamiyo korneyl Falaalug ayaa marhore sidan oo kale u weeratay.



Ciidanka SCC iyo kuwa jooga Sool ayaa u badan isla Dhulbahante ka dagaalamaya labada dhinac. SSC ayaa rabta in iyadu iskeed isku maamusho, halka hadda Dhulbahante u kala jabsan maamulada hareeraha.



Wararka ka imaanayaaaga Tukaraq ayaa sheegaya in khasaare uu jiro labada dhinacba. Weerarka ayaa dhacay subaxdii hore xilli kuwa Somalilaan hurdeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS