X

Jabhadda SSC oo sheegtay in ciidankii ugu badnaa ku soo biireen

Jabhadda Sool sanaag iyo Ceyn ayaa sheegtay in ciidankii ugu badnaa maanta ka soo goosteen maamulka Muuse Biixi kuna soo biireen iyaga. Soo dhaweyn ayaa ciidankan loogu sameeyay Buuhoodle.


Jabhadda SSC oo iyadu rabta inay maamulato deegaanada Sool, Sanaag iyo Ceyn ayaa inta waxa kala jiita oo kala iibsada maamulada Butlaan iyo Somalilaan, taas oo ku rida is aamin la’aan.



Ciidankan hadda soo goostey ayaa ah kii ugu farabadnaa ee ka yimaada maamulka Muuse Biixi. ”Waxa meesha ordaaya waa Dhulbahante kolba dhian u yaaca berina waxaad maqlaysaa Butlaan ayay u carareen ayuu yiri Xuseen Warsame.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.