Afjayeen u hadley jabhadii Caare ayaa sheegay in ninkaasi waa Caaree uu markii horeba u soo baxay dantiisa oo qaadka ka doonan jirey Ceerigaabo. ”Caare waxa soo bixiyay sadex nin oo beeshiisa oo lagu diley Ceel-afweyn ee maahayn nin qadiyad u socdey ayaa lagu yidhi afhayeen u hadley jabhadda xaq u dirirka.
”Waxaan dhawaan magacaabi doonaa nin qadiyada u daacada oo Somali isku keenaya ayuu raaciyay afhayeenka u Hadley jabhada xaqu dirirka.
Shalay ayay ahayd markii Caare oo wata askar aan gaarayn 30 uu saxaafada la Hadley sheegayna inuu isku dhiibey Muuse Biixi. Waxase ilaa hadda la xaqiijin kari waayay hadaladii uu ku Hadley.
”Ma jiraan ciidan is dhiibay miyaad aragteen dib u daawada muuqaalka. Kuwa uu sheegay inay dhiibeen iyo ciidankoodu Kuma jiraan waxa uu sheeganayo ayuu yidhi afjhayeenka.
Waxa ka sugaaba in waa la magacaabo nin daacad ka ah halganka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS