Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Jabuuti oo cunaha u gashay Kiiniya kursiga Afrika ee qaramada midoobey

Dowladaha Jabuuti iyo Kiiniya ayaa maanta ku tartamay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha qaramada midoobay ee dalal khaasa ku amar ku taagleeyaan. Kursigan ayaa hore midowga Afrika ugu doortey Kiiniya laakiin taasi ma caawin Kiiniya.

Waxaa codka dhiibanayey 192 waddan halka wadanka laga reebay uu ahaa Finasuweyla, waxayna dawladda ku guulaysata kursigaas muhiimka ah ku matali doontaa guud ahaan qaarada Afrika muddo laba sano ah.



Kiiniya ayaa Codayntii maanta uga guuleysatay Jabuuti kursiga aan joogtada ahayn ee golaha amaanka qaramada midoobay balse ma helin codadkii loo baahnaa ee ay ku garaaci lahayd.

Kiiniya ayaa heshay 113 cod halka Jabuuti heshay 78 oo keliya. Waxase xeerka u yaala tartanada noocana dhigayaa in dalku helo ugu yaraan 120 cod taas oo Kiiniya ku fashilantey markaad eegto baaxada ay le’egahay.



Beri oo Khamiisa ayayna codaynta labaad dhacaysaa. Xildhibaanada Kiiniya ayaa qaylo ooda jebiyay markii dalkoodu cidla diri waayay Jabuuti oo dal yara. Kanada oo malaayiin doolar ku bixisa kursigan ayaa iyana la cunay isla maanta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...