Sunday, March 16th, 2025
header










Meta







Jabuuti oo diidey in dalkeeda laga diro ciidamo Maraykanku ku qasayo Itoobiya

Kadib markii shalay afhayeen u hadlay milatariga Maraykanka uu sheegtay inay diyaar u yihiin inay caawiyan Tigreega oo ciidana ka diraan Jabuuti ayaa dawlada Jabuuti aad u cadhootey. ”Jabuuti marnaba loo adeegsan maayo arin sidaasa.




”Ninkaa sarkaalka ah ee hadlay wuxuu sheegay inuu daadgureynayo dadkiisa iyo weliba ka jawaabida arimaha argagixisada ee macnaheedu maaha in dal jaara lagu duulayo ayuu yiri wasiirka arimaha dibedda ee Jabuuti.



”Jabuuti marnaba ogolaanmayso in dalkeeda looga duulo dal jaara ayuu raaciyay hadalkiisa. Saxaafada reer galbeedka oo aad u buunbuunisa hadalada ay sheegaan reer galbeedku ayaa warkan u fasirtey in Jabuuti diyaar tahay in laga duulo dalkeeda.

”Way naga go’an tahay inaan qadarino xiriirka aan la leenahay wadamada jaarka ah ayuu yiri wasiirku. Maraykanka ayaa aad u taageersan Tigreega wuxuuna rabaa inuu ku soo noqdo xukunka Itoobiya taasina ma dhacayso.



Waxa maanta uu soo direy madaxweynaha Kiiniya oo Cabi Axmed ku soo dhaweeyay garoonka. Itoobiya ayaa rabta in Tigreegu hubka dhigo isna dhiibo ogolaadana in la xukumo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa

December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...

Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay

December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...

Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay

December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa

August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...