Jabuuti oo markay maqashay Turkiga ayaa Somaliya ka raba
Jabuuti ayaa sheegtay inay heshiis 30 sanno ah la gashay shirkad Shiine oo dhisi doonta garoon dayax gacmeedku ka duulo oo noqon doona kii ugu horeeyay ee la hirgeliyo Afrika.
Tani ayaa imaanaysa kadib markii Turkigu sheegay inay rabaan inay Somaliya ka dhistaan garoon ay ka duuliyaan dayax gacmeedka ay rajaynayaan inay u diraan cirka. Marka waxa muuqata inay Jabuuti la xintamayso Somaliya oo ah dalkii dhisay isla maanyana la’aanteed ayna jiri karin ayuu qabaa Xirsi Warfaa.
Garoonkan Jabuuti laga dhisayo ayaa waxa maamuli doona muddo 30 sanno ah shirkad samaysa dayax gacmeedada oo laga leeyahay dalaasi Shiinaha. Mudadaa kadibna lagu wareejin doono Jabuuti.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
February, 4, 2023
Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye ayaa ka hadlay xasuuqii ...
February, 3, 2023
Waa barnaamij gaara oo ay si wadajira inoogu ...
February, 2, 2023
January, 28, 2023
Kooxda dhiigmiiratada ee Xalane fadhida ayaa amartey Xasan ...
January, 24, 2023
Waa warbixin kooban oo saxafiga da'da yar ee ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...
November, 16, 2022
Madaxweynaha Turkiga oo dalkiisu yahay awooda labaad ee ...