X

Jabuuti oo markay maqashay Turkiga ayaa Somaliya ka raba

Jabuuti ayaa sheegtay inay heshiis 30 sanno ah la gashay shirkad Shiine oo dhisi doonta garoon dayax gacmeedku ka duulo oo noqon doona kii ugu horeeyay ee la hirgeliyo Afrika.



Tani ayaa imaanaysa kadib markii Turkigu sheegay inay rabaan inay Somaliya ka dhistaan garoon ay ka duuliyaan dayax gacmeedka ay rajaynayaan inay u diraan cirka. Marka waxa muuqata inay Jabuuti la xintamayso Somaliya oo ah dalkii dhisay isla maanyana la’aanteed ayna jiri karin ayuu qabaa Xirsi Warfaa.



Garoonkan Jabuuti laga dhisayo ayaa waxa maamuli doona muddo 30 sanno ah shirkad samaysa dayax gacmeedada oo laga leeyahay dalaasi Shiinaha. Mudadaa kadibna lagu wareejin doono Jabuuti.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.