10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jabuuti oo sheegtay inay kala shaqayn doonto Somaliya dabka suuqa Hargeysa

Wasiirka maaliyada dalka Jabuuti ayaa sheegay in dalkiisu kala shaqayn doono wasiirada dhigiisa ee Somaliya iyo Itoobiya sidii gargaar ku filan loo gaarsiin lahaa dadkii waxyeeladu ka soo gaadhay dabka.



Hadalka wasiirka Jabuuti ayaa waxa qaniinay horjooge Muuse Biixi oo sheegay in Jabuuti welli an daba wado Somaliya asagoo sheeganaya in jufadiisu ka go’day xilli hore.




Dawlada dhexe ee Somaliya oo ay hormood ka yihiin wasiir Dr Beyle ayaa soo gaadhsiiyay maamulka musuqa iyo qabyaalada ku dhisan lacag aad u farabadan oo ilaa hadda aan cidna wax ka gaadhin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS