Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Wadankii labaad ee reer Yuruba oo diidey inay doolarka wax ku iibsadaan

Kadib markii Maraykanku isku dayay inuu badankiisa ka dhaadhiciyo inay takooraan Ruushka ayaa waxa dhacay taas caksigeed. Wadamo badan oo doolarka wax ku iibsan jiray ayaa arkay sida loo xanibay lacagtii saliida ee taalay Yuruh iyo Maraykanka.



Wadamada xorta ah ayaa bilaabay inay lacagahooda wax ku kala iibsadaan. Haddaba dawlada Ruushka oo ka jawaabaysa takoorkaa Maraykanku isku dayay inuu ku sameeyo dalkeeda ayaa amartey in dhamaan dawladaha dabadhilifka u noqday Maraykanka inay saliidiisa iyo gaaskiisa ku bixiyaan lacagta dalkiisa ee Ruubalka.



Wadankii labaad ee reer Yuruba oo isagu ogolaaday inuu lacagta Ruubalka ku gato saliidiisa iyo gaaskiisa ayaa noqday Hangari oo hadda dib u dooratey dawlad xora oo diidan khaniiska iyo sharciyada ka imaanaya Yurub.




”Haba yaraatee wax Yurub ka galay gaaska iyo saliida ka iibsano ma jirto waxay noo dhaxaysaa anaga iyo Ruushka ayaa lagu yiri qoraa ay soo saartey wasaarada arimaha dibedda Hangari.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...