12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Jacayladii baxsadka ahaa oo markale dib u midoobey

Waxa markale dib u midoobay jacayladii baxsadka ahaa kadib markii heshiis lagu gaadhay in faraha laga qaado. Waxay dhinaca kale itaguna dhameeyay xurguftii jacaylka Hibaaq iyo jacaylkeeda. Waxase la sugaa maxaa xiga mar haddii heshiis la wada yahay.





ARAABINEWS