Monday, April 19th, 2021
header










Meta







Jarmalka oo qaba in Astarasenika keliya la siiyo dadka 60 ka weyn xilli ay magac kale la baxayso

Daawada yaraysa hargabka Karoona ayaa wadamo badan oo reer Yuruba diideen xilli Jarmalku hadda leeyahay hala siiyo keliya dadka ka weyn 60 jir. Wuxuu sidaas ku jira ayadoo la sheegayo in 10 qof u dhinteen kadib dhiiga oo guntamay.



Waxa ugu badan ee daawadan yaraysa aafada hargabka lagu helay ayaa ah inay dhiiga guntan ka dhinto kadibna qofku u dhinto xubnaha muhiimka oo istaaga, waxayse dhaqaatiirtu leeyihiin waxtarkeeda ayaa ka badan khasaaraheeda.

Wadamada aadka u qaatay sida Ingiriiska, Yurub oo dalal badana iyo Somaliya ayaa hadda ma jiro cid u dhimatey dhiiga oo xidhma xilli dhaqaatiir badan leeyihiin iskuma xidhna talaalka iyo dhiig xidhanka.



Dhinaca kale shierka Astarasenika ayaa go’aansastey inay magaca iska bedesho xilli magaceeda lala xiriirinayo dhiig guntanka si ay u ilaashato sumcadeeda.



Waxayna la baxday VAXSERVIA lamase garan karo kuwa raba inay dhulka la galaan maadaama uu jiro is NACAYB xun iyo dhaqaale la dirir ka dhexeeya wadamada YURUB ee daawadan isku bahaystey.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)





Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga

Kiiniya oo ku qarxisay Muuse Biixi: Waxba kuuma hayno ilaa Farmaajo dhacayo

April, 18, 2021
Waxa dhaaftey mudadii Kiiniya qabsatey inay qunsuliyad kaga ...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatey kooxda beesha caalamka ugana digey farogelin

April, 18, 2021
Madaxweynaha Somaliya ayaa kulan la qaatey kooxda beesha ...

Naa adi halkan maxaa ku keenay dadbaa iska lehe: Qayb kale XUJO

April, 16, 2021
Waa qayb kale oo xiise leh taanaha XUJO ...

Ciidanka xooga oo Afrikaanka kala wareegay qayb ka mida amniga

April, 16, 2021
Ciidabka xooga dalka ayaa qayb ahaan kala wareegay ...

Madaxweyne Farmaajo oo sharaxay sida kolba ajaanibtu u fashilin jireen doorashada dad-ban

April, 16, 2021
Madaxweyne Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay ...


Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka

Dawlada Somaliya oo jawaab degdega siisay kooxda beesha caalamka

April, 14, 2021
Dawlada Somaliya ayaa jawaab degdega siisay kooxda beesha ...

Dhiigmiiratada shabaab oo isku qarxisay maqaaxi iyo dhalinyaro ay xasuuqeen

April, 3, 2021
Booliiska magaalada Muqdisho ayaa ka waramay khasaaraha ka ...

Raiisal wasaaraha oo sharaxay waxa fashiliyay kulan uu la qaatay musharixiinta Hawiye

March, 5, 2021
Waxa xalay aroor hore burburey kulan u dhexeeyay ...

Barlamaanka Maraykanka oo cabsi awgeed codsaday in askartu sii joogaan

March, 4, 2021
Xarunta barlamaanka Maraykanka oo ay sanadkan horaantiisa la ...

Dawlada oo lagu dhaliilay inayna gargaar ku filan geynin gobolka Gedo

March, 3, 2021
Waxa gobolka Gedo deegaano hoostaga ka taagan abaaro ...

Maxkamad mag ku xukuntey nin la nool caabuqa aydhis oo kufsi gaystey

March, 3, 2021
Xeer ilaaliyaha maamulka Butlaan oo la hadlay warbaahinta ...

Kooxda sheegata beesha caalamka oo markii shanaad diidey shirka beri

March, 3, 2021
Kooxda sheegata beesha caalamka ayaa markii shanaad diidey ...