X

Jawaahir Baarqab oo ka hadashay kooxo Muqdisho jooga oo ka ganacsada gabdhaha

Jawaahir Baarqab oo ah gudoomiyaha haweenka gobolka Banaadir ayaa ka hadashay kooxo Muqdisho jooga oo ka ganacsada gabdhaha xilliyada habeenkii.


Waxay kaloo sheegtay in gabdho dhaqan celin loogala soo cararay Ingiriiska la afduubtey oo ilaa hadda aan la ogeyn halka ay joogaan.


Waxa hore loo sheegay in kooxo gaara iyagu ka ganacsadaan gabdhaha baahan una geeyaan afrikaanka Amisom.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=dxEeAvu4xmY[/embedyt]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.