X

Jawaari iyo wasiiro isku arkey safaarada Talyaaniga ee magaalada Muqdisho: SAWIRO

Jawaari iyo wasiiro isku arkey safaarada Talyaaniga ee magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha barlamaanka oo ay weheliyaan wasiiro badan ayaa kala qaybgalay kulanka.

Ku simaha madaxweynaha Prof Jawaari ayaa sheegay inuu u faraxsan yahay in kulankan uu ka dhaco Muqdisho, taasna ay muujineyso amaanka Muqdisho.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.