November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Jeneraal C/raxmaan Guulwade waa in sida Yuhuuda loo ugaadhsado Somali maaha waa Itoobiyaan: Faysal Waraabe oo cadhaysan+MUUQAAL

WP_20141221_008Hargeysa 21 Dec 2014–Faysal Waraabe ayaa sheegay in jeneral C/raxmaan Guulwade uu yahay dadka sida Yuhuuda in loo ugaadhsado ah kuwa waraystayna (VOA) ay yihiin kuwa aan habeen jirin. Faysal Waraabe ayaa sheegay in C/raxmaan Guulwade aanu Somali ahayn laakiin wuxuu iloobey in madaxa Somaliland uu galay dambiyo waaweyn uuna ku faaney inuu qixiyay magaalooyin deganaa.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS