Cadan 08 Dec 2014–In ka badan todobaatan qof oo tahriibayaal Itoobiyaana ayaa doontu kula degtay meel aan ka fogeyn xeebta magaalada Al Makha ee dalkaasi fiqiirka ah ee Yaman. Dadka ayaa la sheegayaa in xun loola dhaqmey looguna daray kufsi iyo jirdilo aad u xun.
Yaman ayay qoxooti badan moodaan meel dhaanta halka ay ka yimaadeen waxayse la kulmaan fajac iyo amakaag iyo si xun oo loola dhaqmo.
Dadka tahriibayaasha ayaa gaadha Yaman iyadoo ay ka dhamaatay waxkasta mana jiraan goobo hadda amaana oo ay degi karaan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
More Stories
Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn
Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan
Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan