Friday, September 22nd, 2023
header










Meta







Shirkada Somagas ee fadhigeedu yahay Inigiriiska oo diyaarisay macluumaadkii ku saabsanaa saliida Somaliya maxaa xiga!!

_78895665_somaliaoilsomaceobobsheppard[1]Muqdisho 08 Dec 2014–Shirkada fadhigeedu yahay Ingiriiska laakiin Ruushku ka dambeeyo maalgelinteeda ee Somagas ayaa diyaarisay macluumaadkii ku saabsanaa saliida laga baadhayo Somaliya waxayna muujiyeen rajo aad u fiican maxayse ilaa hadda qabteen waase side rajada ah in saliid iyo gaas laga soo saaro Somaliya oo hadda aduunku sugi kari la,yahay in ay degto si dhaqaalaheeda lala qaybsado.

Gudoomiyaha shirkada Somagas oo waraysi bixiyay ayaa sheegay in rajada fiican tahay wuxuuna sheegay in baadhitaankii ay dhameeyeen ayna soo saari doonaan inta sanadkan dhamaan iyadoo buuxda.

Gudoomiyaha hay’ada ayaa intaa ku daray in muuqaalka dhulka Somaliya u egyaay dhulalka laga helay Saliida sida Kiiniya, Madagasgar iyo Tansaniya oo raacsan dhinaca badda Somaliya.

Dawlada Somaliya ayaa iyadna sheegtay in ay rajaynayso in muddo lix sanno ah ay ku soo saarto saliid inkastoo laga cabsi qabo amaan daro kaga timaad kooxda burburtey ee argagixisada shabaab.

Waxayse walaac ka muujiyeen in ismaamulada jira sida Puntland iyo Somalilanbd ay iyaguna bixinayaan shatiyo lagu baadhayo saliida taas khalkhal gelinaynaysa horusocodka dalka.

Dhinaca kale waxay sheegeen in la balaadhin doono dekeda Muqdisho si qalabyada wax qoda ee riiga iyo kuwa kale uga soo degaan taas oo kordhin doonta awooda dhaqaale ee dalka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Ururka samafalka MG oo London ku doortey gudoomiye cusub

July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...

Samaroon isagaa halkaa is dhigay Dhulbahantana guushaa u dhow

July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Maxaa keenay in doorashada Turkiga xilligan uu adduunku isha ku hayo?

May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...

Samaroon karti xumaa haysa waana ta halkaa dhigtey: Cali Faarax C/llaahi

May, 5, 2023
Waa u jeedaan in Harti goonideeda u baxday ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...