Sunday, February 16th, 2025
header










Meta







Kacdoonka Adal oo ku guulaystay in shirkadii Shiinaha ahayd ee guranaysay khayraadka Adal ka joojiyaan

WP_20150102_001Muqdisho 05 Jan 2015–Xildhibaanada reer Adal ee ku jira barlamaanka Somaliya ayaa ku guulaystay in shirkad Shiine ah oo macdan ka guranaysay buurta Siimoodi ee ka tiran degmada Baki inay shaqadii ka joojiyaan iyadoo shaqaalihii u shaqayn jirayna la geeyay goob aan ka fogeyn.

Goobta laga qodayay macdanta ayaa sun ah waxayna u baahan tahay in aan sidaa loo tagin ee la keeno khuburo ku takhasusay deegaanka.

Shirkadan ayaa isticmaalaysay qalab duugoobey taasoo keentay in ay ku dhintaan xoolo nool iyo deegaankii oo ay sun kaga tagtey.

Kacdoonka ka jira Adal ayaa maraya halkii ugu saraysay waxana lagu talo jiraa in la curyaamiyo ilaha dhaqaalaha ee kooxda gooni goosadka ah.

Xildhibaanada ayaa cadaadis saaray dawlada Xasan Sheekh inkastoo ay ku noqotey dad badan yaab sida Xasan Shekh u fuliyay taladan waxtarka u leh dadka Somalida.

Maamulka Somaliland oo hore u qaatay malaayiin doolar iyo shirkada oo iyadna raratay tobaneeyo kontaynar ayaa ku dhiftey malaayiin doolar iyadoo aan ognahay qiimaha macdantani ka joogto aduunka lamina filayo inay sidaa ku tagaan.

Todobaadkii hore ayay ahayd markii aan sii daynay wararka ku saabsan in shirkada laga joojiyay shaqada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa

December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...

Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay

December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...

Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay

December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa

August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...