Friday, March 29th, 2024
header










Meta







Kaftanka Reer Ceerigaabo , Waa Runta agteede’e: W/Q Mukhtar Cali Aaden( Mukhtar-Africa)

Xigmada bini-adamka kuma jirto , in wadankaaga aad u basaasto , dal kale , waxaa mahad iskaleh, ilaaha aan nagu simin , Askariga iyo Nidaamkii tigreega, waxaa Bakhaarada ganacsatada ka badan lahaa , jeelasha , Inta Cudurada u dhiman-layd, waxaa ka badan lahayd , Tacadiga iyo jeelasha inta ku dhimata (Epidemology Disease)



Imika waxaaba la sheegayaa , Suldaan wabr inuu weerar kusoo qaadayo hargaysa , oo aqli xumadoodana uu saylici u dirayo ilaa qurbaha si uu wabar Ukeeno saylici.
Adeero wabar waa odaye, Anaga ayaaba qalinkayga , hub kaaga daran yahay , meelkastana kaa xidhayna Aqli xumaa Askariga Aflaxaarkii , Kulahaa Sayliciyoow galbeedka iga deji , saylicina , wabar $2.5 million ayuu, Askarigu ugu dhiibayaa saylici , ilayn meesha Cid mishaar qaadatay 2 bilood may qaadan wax lacaga A~Z .



Suldaankaasi madaxiisa ayuu muuse lacagtaasi dusha ka aan ku sheegay saaray, Wabar inadeerkii , oo uu ku badalaayo, Taliyaha booliska ,Somaliland lakiin wabar , muu kaa yeelayaa horta???
bal saylici waxaa uu ka soo gaadho dibada ayaan eegaynaa!!! Askariga dadkii ma adigaa ka hadhay .
Ka maaliyada ee duqdii Booreel u eeki , markaasuu miisaaniyadiina askarigu ku yidhi ,Sacadow ta bayle oo kale waa inaad gaadhsii
Nacalaa ku taalka.



Imikana cirka iyo dhulka ayaan kaa xidhnay inta dhimana waan dhaawac tiraynaa.
Waxaan Askariga aflaxaarkaa , inaan Birta ku dhaafinayno, Haayadahana UN,EU, Sweden, Ukraine, Denmarka intaba , waan kaa xidhnay, Xigmada bini-adamka kuma jirto inay reer iyo Ciidan gaari , wadanka u dhacaan Allu-Subeer family Cunfi iyo cuqdadi uu rakaadisay.

(Nin ku yidhi sinaan-mayno ,
Adna buri saraytiisa ,
Sadka waad wadaagtaane, Masagaashanbaa tiisu ..
Abwaan Hadraawi. )



Nin nacfi , cuqdad ,cunfi,rafaad ,intaba kusoo koray, oo Dalkii iyo dadkiiba itoobiyaan u dhiibay , oo Askar wada Aflaxaara qoray . Heesraasina qaadaya
(Waadigan-se , Laabtiyo Lugaha isla Waayee , Meel Sare Lulmanayee Maxaa Luray Naftaadii.!!!)

Suldaankii ugu miisaanka & Martabada badnaa berriga gobolada awoow-yaasha gaar ahaan Ceerigaabo, Suldaan Rashiid oo u quus-gooyey “Askariga Aflaxaarka ee ” Dadkii ma adigaa ka hadhay” kuna tilmaamay inuu gobol kamida soomaaliya soo booqday.

Runtana u sheegay wuxu yidhi:- Asagoo waydiiyey Askariga jaahilka ee dalkii iyo dadkiiba , baabiyey, oo uu yidhi Wasiirada kula socdaa , ma jilibaa!? ma jufaa!? Ma qabiil-baa!? ma Soomaali-baa!? , Hadase waa gobol kamida Soomaaliya , Gobolkani maaha , Sida gobolada yar-yar ee jilibyo gaar ahi sheegtaan, Kuna soo dhawoow ,Askari gobolka umadda Soomaaliyeed Ceerigaabo. Sida ciwaanka ka muuqata (Kaftanka Reer Ceerigaabo , Waa Runta agteede’e )



Akhristoow , Si kastaba ha noqotee Hadaba oo u San-qaday Suldaanka Rashid isla, Madashaa , lakiin hadalka Suldaan Rashiid waa sii watay (Hadalna waa kii dhayda ka cadaa. )

Xigmadii , murtidii & miiddii , Abwaankeenii waynaa Abwaan Af-Gudhiye (IHU) sidatan:-
Wuxuu yidhi inan ragoowaa
Iyagoo arin u jeeda umuurina
Meel u taalo, walalaha kala Irdhoobay,Afkaarta ku kala foogaday Ilkaa laga Cowr-yaaye ,
Waxba oday ha uga faalin.

Kaaga darane
Beesha Salaadiinta labada , Jaajuus waa Ina kaahin’e & Maxamuud Xaashiy’e, oo madasha uu isku halaynaayey inay ka hadlaan, Xaflada , laguma arkin dhamaantood,Telephone-nadoodana waa ka xidheen salaadiintiisa .

Askarigu intuu madasha, labbo kalmadood ka yidhi ( ayuu deg-deg uga baxay madashii khayriyada ceerigaabo, kuna nastay guriga martida, wuxuuna go’aan ku gaadhay , inuu habar jeclo raali geliyo , mar haday soo dhawayn , oo wuxuu u balan qaaday inuu Jaajuuska itoobiya waa Geenyo Shaaximane ee Ina-kaahin uu Gudoomiyaha xisbiga Qudhmiye uu ku wareejiyo , markuu safarka ka soo noqdo Booskii , gudoomiyahana Geenyo Shaximan la wareegto.
Hadaba booskii ,Jaajuus kaahin waxaa lagu bedelay Arimaha Gudaha , Sida Ilo wareedyada aan helayo , Wasiirka Beeraha, Ahmed Mumin Se’ed.



Doraad-na waad ogaydeen , Askariga Af-urka ahi in Gobolka Sool laga soo cayriyey , magaaladana sidaasi kaga soo baxay.

Askariga Aflaxaarkaa “Dadkii Ma Adigaa ka Hadhay” wuxuu ku qabtay ,Shirkiisii Jaraaid ee uu uu ku qaban lahaa khayriyada ,laascaanood nasiib daro markii la soo eryaday , magaalada 40 km markuu soo dhaafay, laas-caanood ayuu shirka Jaraa’id qabtay cidii daawatay baanaanka waa u jeeday .



Askarigani , waa tuug , A
lle ka goay wuxuu dhacay dhamaan beerihii Ciidamada Asluubta, Ciidamadiii Soomaaliyeed lahayd waana geed-deeble , Isagoo ka dhaansada, kana waraabsada , Isku roon , ma gabowdee , biyo shiinaha oo hargeisa-ba ku filnayn, 158 Bangalo uuvka dhistay hargaysa , ilayn waa wax cuqdad iyo cunfi buuxshay laabtiisee, Ma abiihii ama awoowgii xildiid ayaa uga dhintay how-ka la iska ogyahay. Ninbaan wada sheekaysanay , Oo wuxuu yidhi , muse inuu cuqdad iyo cunfi hadheeyey, waxaan ku garanayaa , Anigoo dhalin ah, oo ka xoolo ka waraabinaya , Ceel ama baraaga sidaad utaanoba , wuxuu yidhi , Askariga oo gabaree ninkii kaliya ah, oo indhiqile, ayaa isaguna xoolo wato.



Ninkani Askariga iiga sheekaynayaa magaciisa waad wada garanaysaan deeto Ayaan ku yidhi Askarigu guun ahaa (Adeero xoolaha markaad waraabiso ,lacagta bixi , markaasi ayuu Dhabi, ama Ul ila dhacay ayuu yidhi kulahaa anigoo Reer gabilay ah , Sideed iga qaadi lacag) Halkaa waxaa iga baxay inuuna dhalan , 1 jan 1948 oo uu wakhtigaa ka wayn yahay , garee taariikh muxuu ka garan .
Dameeri Sanjabiil maxay ka garani.
Marag ma doona , Dhayda ama maalinta ka cad in Gobolada beriga Somaliland SSC , iyo G.Awdalba uu isna sii tagayo, ilayn waa gobol uu Askariga Aflaxaarka inaaderkii hubka iyo xashiishada ka dhoofiyo ,kana soo dejiyo, waa Mohammed AW-Saciid’e oo sidaa SSC iyo Awdalba ay Soomaliya ka mid tahay Sida maantaba uu Suldaanku u sheegay markuu ceeri-gaabo joogay.Suldaan Rashiid oo Ciyaartaasi aad iyo aad uga dhex-muuqday, kubadana aad u walaaqay , Askariga Aflaxaarka ee meesha joogay 100 gool ka dhaliyey.



Waxaa la gaadhay Reer Awdaloow , wakhtigii Askariga Aflaxaarkaa Aad dacwada Caalamiga ah , aan u gudbin lahayn , gabood faladii, uu Nacasta ku xasuuqay, Anigu Hada waan bilaabay wixi Sawiro ah ee aad haysaan ila wadaaga ee uu gaystay kana dhan ah aadanaha Emailkaasi Waxay
Halkaasi ayuu xaal marayaa !!!!

NB. “Waadiga Is Dooxee , Middi Daabka Haystoo, Baddu kula Dagaysoo”.

《W/Q》Mukhtar Ali Aden
Email:Yaabe99@hotmail.com
Allaa-Mahadleh.



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...