X

Kalidii taliyaha Yukrayn oo jeelka u taxaabay madaxii mucaaradka dalkaasi

Kalidii taliyaha dalkaasi Yukrayn ayaa goor dhow ku faanay inuu soo qabtey madaxii mucaaradka ee Yukrayn. Ninkan la qabtey oo hogamiya xisbiga mucaaradka ugu weyn haddana rajo fiican ka leh inuu kuraas xoogan ku guulaysto ayaa kalidii taliyahani ku xukumay xabsi guri.


ā€¯Yukrayn waxay ku socotaa inay noqoto gobol ka mida Maraykanka oo uu gumeysto ayuu yiri Viktor. Wax kale iska daa waxa kalidii taliyahan ku xukumay xabsi madaxweynihii isaga ka horeeyay.



Maraykanka iyo kooxdiisa iyaga waa u caadi haddii shaqasi ay raacsan yihiin uu xirxiro intuu doono kan kale ay ugu yeeraan kalidii taliye ayuu yiri Cali Calasow.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.