X

Kalsooni kuma qabno ciidanka Kiiniya ee dalka jooga: SOMALIYA

Kadib weerarkii qaawanaa ee madaafiicda Kiiniya ku dileen qoysas Somali ah  xad beeneedka Somaliya iyo Kiiniya qaasatan magaalada Beled-xaawo ayaa dawlada Somaliya u sheegtay xubnaha Afrikaanka ah in ciidanka Kiiniya sii joogeyn dalka.


”Somaliya waxay awood u leedahay inay la dagaalanto ciidanka Kiiniya kuna celiso xuduud beenaadka ayuu yiri Cali Calasow laakiin waxay dhowraysaa jaarnimada ee awood la’aan kama ah. Kiiniya ayaa maamul maleeshiyo ka abuurtey Kismaayo.

”Kalsooni kuma qabno ciidanka Kiiniya ee jooga dalka waayo waxay qayb ka yihiin la dagaalanka dawladnimada waxase shaki ku jirin in Somaliya gacmaha laaban doonin haddii lagu soo xadgudbo ayaa lagu yiri warbixin ay soo saartey wasaarada arimaha dibedda.


Kiiniya ayaa dalka soo gashay markii uu maamulka maqaar saarka ah hayay fadhiid Shariif sh Axmed, waxayna ku soo fadhiiso ku yiraaheen kii isaga ka dambeeyay ee Xasan Culusow mar uu isku dayay inuu Kismaayo maamul u sameeyo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.