Wednesday, November 29th, 2023
header










Meta







Kaluumayste u dhashay dalka Uganda oo dilay Yaxaas ka cunay xaaskiisa oo uur lahayd

YAXAASUganda 12 Jan 2015–Kaluumayste u dhashay dalka Uganda ayaa dilay Yaxaas weyn kadib markuu ka cunay xaaskiisa oo uur lahayd xilli ay xaabo ka guranaysay goob haro ah. Demeteriya Nabwire, oo ahayd haweenayda u dhaxday kalluumaystaha ayaa lahayd uur 8 bilood ah, wuxuuna yaxaasku ku cunay subaxnimadii axada ee shalay harada Kyoga ee kutaala bariga Uganda.

Dadka deegaanka ayaa helay dacas ay xirnayd haweenaydaan, oo ay wehliyeen suulasheeda, faraheeda iyo mobile laga helay goobta uu yaxaasku ku dilay sida ay shaacisay wakaalada wararka ee New Vision.

Ninkeeda, Mubalak Batambuze, oo 56 jir oo ku hubaysnaa waran ayaa ugaarsaday oo dilay yaxaaskaan.

Dadka deegaanka ayaa ammmaanay geesinimada ninkaan, kuwaasoo aaminsan in Yaxaasku mas’uul ka ahaa dhimashada dad badan, oo ay ku jireen caruur iyo haween, iyo kuwo kale oo uu dhaawacay.

Hay’adda Duurjoogta Uganda ayaa sheegtay inay saraakiil u dirtay goobta, kuwaas oo helay yaxaas cabirkiisa lagu qiyaasay 7.5 m iyo culayskiisa oo ah in ka badan 1,000 kg.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Diyaarad Nayjeeriya ka timi oo rakaabkeedii wacdaro ku qabsadeen Sacuudiga

November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...

Ururka samafalka MG oo London ku doortey gudoomiye cusub

July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...

Samaroon isagaa halkaa is dhigay Dhulbahantana guushaa u dhow

July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Maxaa keenay in doorashada Turkiga xilligan uu adduunku isha ku hayo?

May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...